Rajadii gaagaxday ! waa barnaamij la xiriira xafladiiSomalida Kopenhagen ay u sameeyeen baarlamankii iyo dawladii lagu soo dhisay Djabuti.

  • 12 years ago
Waa barnaamij la xiriira xafladii soo dhowaynta baarlamankii iyo dawladii lagu soo dhisay Djabuti 2001, oo aan cinwaan uga dhigay rajadii gaagaxday, daqiiqadha dambe ee xafladda waxaa ku jira hadalkii aan ka jeediyay oo aan ku irir " dawladda cusub waan soo dhowayneeynaa, laakin waxay la timaado ayaan ku taageeraynaa " - waxaan rajaynayaa in dawladda cusub jaanas la siiyo, laakin lagu taageero ama lagaga horyimaado waxa ay la timaado.
waayo waayo dadka ka muuqda qaar waa duqooween , qaarna caruurnimadii ayay ka baxeen lol - PART 1

Recommended