Saxaabadii Rasuulka (Scw)

  • 9 years ago
Saxaabadu waxay fahmeen wixii uu rasuulku baray ee uu xag alleh kala yimi ,waxay garteen xika iyo masuuliyada ka saaran caalamka iyo inaan sinaba looga baxsan karin . waxaa ay raali ku noqdeen wax kasta oo ku soo gaara illaahay dartii .waxay ahaayeen kuwo illaahay dhadhansiiyay macaanka iimaanka waxa ay u kala dheeraynayeen rasuulka s c w oo u ahaa tusaale iyaga iyo caalamka oo dhan ,.geesinimada. deeqsinimada .cafinta dhowrsoonida. sabirka . go aanka.

Alxamdulillah muslimiin ayaynu nahay illaahay ha inoo fududeeyo acmaasha wanaagsan ee darajooyinka qaaliga ah ee janada lagu helo | Aaamiin Allaahuuma aamiin iyo qofkasta oo aamiin soo qora

walaalaha muslimiinta ahoow share gareeya video gan qiimaha badan ee ka waramaaya saxaabadii sharafta badnayd.

Facebook | http://on.fb.me/1CCVbPE
Youtube | http://bit.ly/1PA1Z9x

Recommended