Jooji Nacaybka - Qalbi Somali

  • 9 years ago
Waa fariin yar oo uu idiin soo diyaariyay gudoomiya Qalbi Somali Nuradiin Qalbi , waxay fariintani ka hadlaysaa inay noloshu tahay maalmo kooban sidaas darteedna aanaad nicin dadkaaga oo cimrigaaga isaga lumin nacaybka dadkaaga qabyaalad ama cunsuriyad ama wax la mida .

Ciwaanadan nagala soo xidhiidh
https://www.facebook.com/Nuradinitahir

Hadaad hayso fikrad cusub oo aad ku darsanayso Qalbi Somali fadlan igala soo xidhiidh ciwaankaas facebook ee aan kor ku soo qoray

Recommended