Qisada kalluumaystihii Helay Cambarka

  • 7 years ago
Sadex nin oo ka mid ah kaluumaysatada saldanada cumaan ayaa xeebta ka helay cambarka nibiriga oo laga helay deegaanka Qaryaad ee xebaha waqooyi/bari ee saldanadaasi ayaa raga helay waxaa ka mid ahaa khaalid al-sinnaani oo noloshiisa oo dhan ahaa kaluumayste.

Recommended