Prof. Axmed Samatar_ Khaatumo iyo Awdal-State wax loo baahanyahay wakhtigan maaha!

  • vor 12 Jahren
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi uu siiyay Tv-ga somalisat ku sheegay inay lagama maarmaan tahay inaa Somaliland la isku hayo. Wuxuu kaloo sheegay inaan wakhtigan loo bahnayn Maamulada lagaga dhawaaqay Somaliland gudaheeda.

Empfohlen