#‎BOYCOTTETHIOPIAN‬:Go’aan Muhiima Oo La Rabo Inay Qurbajoogta Somaliyeed Isku Raaceen

  • 8 years ago
Waxaa Qurbajoogta Soomaaliyeed laga rabaa inay markaliya u midoobaan inay joojiyaan Diyaarada Wayaanaha (ETHIOPIA) inay sii raaacaan,si loo wiiqo dhaqaalaha lagu xasuuqayo shacabka Soomaaliyeed ee dhulkooda ku nool.
Waxaa laga codsanaya Qurbajoogta Soomaaliyeed inay ka fiirsadaan inay dhaqaalahooda siiyaan diyaarada Ethiopia Airlines oo mid qeyb ka ah xasuuqa Ethiopiya ka wado gayiga Somaaliyeed.

https://voiceofsomalia.net/2016/06/24/%e2%80%aa%e2%80%8eboycottethiopian%e2%80%acgoaan-muhiima-oo-la-rabo-inay-qurbajoogta-somaliyeed-isku-raaceen/
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.

Recommended