Dalmar Yare oo la siiyey abaal marin 5th Annual UNITY GALA, Blacktie & Award Ceremony

  • 6 years ago
Jaaliyada Soomalida ee ku nool Minnesota ayaa abaal marinada ay bixisay sanadkani 2018 mid ka mid ah la siiyey, Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed, Mukhtaar Maxamed Cali, oo ku magac dheer Dalmar Yare, isagoo la siiyey abaal marinta is xilqaamka.

Recommended