Sheeko Gaaban----Sinji Quursi Part Three

New Video

by New Video

23 views
Sinji Quursi waa taxane gaaban oo ka saleeysan dhaqan fool xun oo soojireen ah iyo heyb sooc jahli xambaarsan. Reer Dudaaye iyo Ilmo Bustaale maxaa kala qabsan doona!! Daawasho wacan! Hana ilaawin inaad subscribe dhahdo channelka si aad u daawato qeybaha kale ee sheekada!