Maryan Mursal Ciise oo Minneapolis lagu soo dhaweeyey By Deeqdarajo

  • 8 years ago
Fanaanada Maryan Mursal Ciise oo Minneapolis si weyn loogu soo dhaweeyey waxana ka mid ahaa dadkii caanka ahaa ee soo dhaweeyey Hibo Maxamed .
Fanaanada Maryan Mursal oo ka Tuntay Reer Minneapolis halkani ka daawo Full Show Xogmaal Media, Xogmaal Production, Xogmaalnews.
Waa Xaflad Qurux badan oo lagu soo dhaweeyey Reysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Waxaa Duubay oo Farsameeyey .

Recommended